Sidee loo caawiyaa carruurta Autism-ka qabta?

Source: Getty Images/mrs
Settlement Guide: Helping Autistic Children thrive with Autism. - Autism-ku waa xaalad caafimaad oo aan daawo la ogyahay lahayn. Laakin waxaa jira hab loo yarayn karo saamaynta dambe ee u ku yeesho carrurta, kaas oo ah in hore loo ogaado iyo in lagu dhaqo hab-daryeelka loo dejiyey. Waxaana jira taageero loo fidiyo carruurta Autism-ka qabta iyo qoysaskooda.
Share