Sidee loo xulaa cayaartowda Soomaaliya matala?
Sidee loo xulaa cayaartowda Soomaaliya matala?

Abdi Lucky oo tartan uga qayb galay Melbourne
Kadib fadeexadii ka dhacay China, Abdi Lucky oo ah ordaa ayaan ka waraysanay sida loo xulo cayaartowda Soomaaliya ku matasha tartamada dibadda.
Share