Ahmed Mohamud Odawaa wuxuu ka mid yahay Jaaliyada reer Hiiraan ee degan dalka Australia. Wuxuu ka waramayaa sida uu u arko dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Sidee reer Hiiraan u arkaan daagaalka looga soo horjeedo Al-Shabaab?
Share

Sidee reer Hiiraan u arkaan daagaalka looga soo horjeedo Al-Shabaab?