Sidee u dhacday doorashada Puntland?
Sidee u dhacday doorashada Puntland?

Polling station in Puntland elections Credit: Puntland TV
Doorasho qof iyo cod ah ayaa markii ugu horaysa mudo ka badan 50 sano ka dhacay deegaanada Puntland. Boqolaal kun oo qof ayaa saf u galay goobaha cod bixinta 30 degmo oo laga qabtay doorashada.
Share