Jaaliyada Soomaalida Ethiopia oo lacag u aruurisay abaaraha
Facebook Source: Facebook
Jaaliyada Soomaalida Ethiopia ee Australia ayaa xaflad lacag aruurin ah ku qabtay Melbourne. Waxaan ka waraysanay Cabdiqani Faarah oo ah gudoomiyaha jaaliyada.
Share