Three women, greeting and hugging outdoors. Credit: Lucy Lambriex/Getty Images
In aad saaxiib yeelato waa mid ka mid ah caqabadaha ugu waaweyn ee aan wajahno marka aan dal cusub soo degno. Waa wax iska dabiici ah in dadku ay nooc taageero ka raadsadaan dad ay isku dhaqan yihiin ama isku meel ka yimaadeen.