Sidee loo xaliyaa khliaafka dariska?
Somali_settlement_guide_dispute_030523

Argument with Neighbour Source: Getty / Getty Images
Warbixintan ka mid ah barnaamujyadii deganaanshaaha oo aan ku falanqaynayno wadooyinka xalka iyo sidaad u go’aansan lahayd sida ugu fiican ee aad ula xaali lahayd haddii is qabataan dariskaaga.
Share