Waa qayb kale oo ka mid ah barnaamujyadii barashada Australia. Maantana waxaan ku soo qaadananaynaa barashada afka englishka iyo talaabooyinka aad qaadi karto si aad kor ugu qaado xirfadaada luqadeed.
Somali_Settlement_Guide_English_090823
Share

Somali_Settlement_Guide_English_090823


