Somali_settlement_guide_family_120523
Somali_settlement_guide_family_120523

Source: AAP
Rabshada iyo falgaboodyada qoysku waxay Australia ka yihiin arimo daryeel iyo kuwo caafimaad uu waaweyn. Tirakoobyo la sameeyay ayaa muujinaya in 5 tii qof ee Australian ahba labo ka mid ah la kulmeen gacan ka hadal jireed ama xadgudub falgabood ah wixii ka danbeeyay markay 15 sano jirsadeen.
Share