Somali_Settlement_Guide_Identity_130423
Somali_Settlement_Guide_Identity_130423

Identity theft becoming more and more common Source: Getty / Getty images
Qofka haytiisa ama aqoonsiga la xaday wuxuu inta badan wajahaa cawaaqibyo aad u daran oo ay ka mid yihiin maal ama lacag laga xado, in sumacadii uu dayn ku qaadan karay dhaawac soo gaaro iyo waliba cawaaqibyo sharciyeed.
Share