Somalia ayaa qaaday mamnuucida qaadka ka yimaada Kenya kadib shirkii IGAD. Somaliya ayaa mamnuucday qaadka Kenya asbuuc ka hor markii siyaasi goboleed uu booqday Somaliland. Abukar Awale wuxuu caan ku yahay ololaha loogasoo horjeedo Qaadka, wuxuuna sheegay inuu aad uga xun yahay go'aanka dawlada Somalia.
Share




