Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo dhaleeceeyey xukuummadda Xasan Sh. Maxamuud, Ra'iisal-Wasaare ku xigeen Saalax Jaamac oo ka hadlay doorashada Galmudug iyo Firdhiye oo ka qudbeeyey Laascaanood ayaa ka mid ah wararka maanta ee Soomaaliya.
Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 31 July 2026
Share





