Negative gearing waa kalmad inta badan lala xariiriyo maalgashiga guryaha. Waxayna dhacdaa ama la isticmaalaa marka qarashaadka kaaga baxa guri maalgashi ahaan aad u gadatay uu ka bato faa’iidada kaa soo gasha.
Somalia_Settlement_Guide_Negative_280623
Share





