Soomaali ka shaqeeya goobaha macdanta laga qodo

Source: Mohamed Riyak
Khayraadka dabiiciga ah ee Australia hodanka ku tahay waxaa ka mid ah macdanta. Shaqada goobaha macdanta laga qodaa waa mid adag laakiin taa beddelkeeda laga helo lacag u qalanta howsha.
Share