Soomaaliya ma hore ayay u socotaa?
Soomaaliya ma horay ayay u socotaa?

Abdirizak wuu aaminsan yahay in dalku horay u socdo. Credit: Provided
Soomali badan ayaa niyad jab iyo walaac ka muujiya xaaladda dalku ku sugan yahay iyo jihada loo socdo. Abdirizak Hassan dadkaas ka mid ma aha, wuxuuna taa badalkeeda arkaa ilays iyo is-badal fiican oo socda.
Share


