SKIP TO MAIN CONTENT

Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud " Colaadaha waxaa dhaliyay resources la isku hayo"

Suldaan Cabdisalaan
Source: Facebook

Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud wuxuu waqti dheer ka shaqaynayay xalinta colaadaha dhexmara qabiilada Soomaalida. Wuxuu ka waramayaa sababaha colaaduhu ku bilowdaan, sida loo xaliyo. Wuxuu sheegay in colaadaha diinta ku salaysan ay sii kordhayaan. "Qofkii Soomaliga ahaa loo dilayo 'inaad aniga ii ekaato ama kabahaygu kuu xirmaan mooyee, haddii kale Islaam ma tihid'."

Published

Updated

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud wuxuu waqti dheer ka shaqaynayay xalinta colaadaha dhexmara qabiilada Soomaalida. Wuxuu ka waramayaa sababaha colaaduhu ku bilowdaan, sida loo xaliyo. Wuxuu sheegay in colaadaha diinta ku salaysan ay sii kordhayaan. "Qofkii Soomaliga ahaa loo dilayo 'inaad aniga ii ekaato ama kabahaygu kuu xirmaan mooyee, haddii kale Islaam ma tihid'."

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now