Taariiqda xisbiga Laborka Australia

Prime Minister Gough Whitlam addresses reporters outside the Parliament building after his dismissal by Australia's Governor-General, 1975. Source: Keystone/Hulton Archive/Getty Images
Iyadoo doorasho ka dhacayso dalkan 21 bisha May, waxaan halka idiinku soo gudbinaynaa taariiqda xisbiyada waaweyn ee ka qaybgalaya doorashada sanadkan. Halkan waxaa ka dhagaysan kartaan xisbiga Laborka ee mucaaradka oo hadda isku dayaya inay xukunka qabtaan haddii ay guulasytaan.
Share