Nationals leader Barnaby Joyce speaking ahead of Sunday's party room meeting. Source: AAPXisbiga Nationalku waa xisbiga sadexaad ee dalkan Australia ugu wayn bah wadaagna la ah xisbiga Liberalka iyadoo isbahaysigu hadda talada dalka hayo.
Xisbiga Nationalku waa xisbiga sadexaad ee dalkan Australia ugu wayn bah wadaagna la ah xisbiga Liberalka iyadoo isbahaysigu hadda talada dalka hayo.