Tababaro loogu talo galay shacabka degan saraha dhaadheer ee Flemington iyo North Melbourne ayaa ka socday isla goobahaas. Waxaa nooga waramay Cawil Xasan Xuseen.
Tababar kumbuterada ah oo laga furay saraha dhaadheer ee Flemington
Share

Tababar kumbuterada ah oo laga furay saraha dhaadheer ee Flemington