Tartan ay koox Soomaali ah ka qaybgalayso oo ka socda Sydney
Tartan ay koox Soomaali ah ka qaybgalayso oo ka socda Sydney

Kooxda kubada cagta Soomaalida oo ka qaybgashay tartan ka dhacaya Sydney Credit: Provided
Tartan kubada cagta oo ka socda Sydney ayaa waxaa qayb ka ah koox Soomaali ah. Tababaraha kooxda Abdikarin Agey oo ah ayaa nooga waramay.
Share