Booliska NSW ayaa sheegay in saraakiisha la dagaalanka argagixisada ay wiil dhalinyaro ah ku xireen Sydney. Wiilkan ayaa looga shakiyay inuu qorshaynayay weerar argagixiso.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

