Mustaqbalka mid ka mid ah masaajidada ugu taariiqda dheer ayaa shaki ku jiraa. Masaajidka Broken Hill ayaa waxaa dhisay geelaydii Afganiga ahaa 1887. Dhismaha masaajidka ayaa la sheegay inuu dayactir degdeg ah u baahan yahay si jiilaka soosocda loogu xafido.
Share




