SKIP TO MAIN CONTENT

Dibadbaxyada Oromada iyo Amharada oo ka sii socda Ethiopia.

SBS BRAND 2011
SBS BRAND 2011 Source: AAP

In ka badan 50 qof ayaa lagu dilay gobolka Oromada ee Ethiopia kadib markii ciidanka amaanka iyo dibadbaxayaal ay isku dheceen meel festival ka socday. Qowmiyadaha Oromada iyo kuwa Amharada ayaa ka cabanaya waxa ay u arkaan dawlada oo dhulka boob ku haysa oo loo yaqaan Master Plan.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

In ka badan 50 qof ayaa lagu dilay gobolka Oromada ee Ethiopia kadib markii ciidanka amaanka iyo dibadbaxayaal ay isku dheceen meel festival ka socday. Qowmiyadaha Oromada iyo kuwa Amharada ayaa ka cabanaya waxa ay u arkaan dawlada oo dhulka boob ku haysa oo loo yaqaan Master Plan.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now