AAP Source: AAPSenatka ayaa diidmo ugu codeeyay hindise dawladu ku doonaysay in wax looga badalo xeerka midabkalasooca. Kadib saacado dood socotay ayay Laborka, Greenka iyo qaar ka mid ah senatorada madaxa banaan ay codkii uga adkaadeen sharciga.
Senatka ayaa diidmo ugu codeeyay hindise dawladu ku doonaysay in wax looga badalo xeerka midabkalasooca. Kadib saacado dood socotay ayay Laborka, Greenka iyo qaar ka mid ah senatorada madaxa banaan ay codkii uga adkaadeen sharciga.