Booliska Australia: Aad uga fiirso inta aadan wicin numberka (000) sadexda ebar.

Victoria Police

Source: Vic Police

Booliska Australia ayaa dadweynaha ku boorinaya in ay aad uga fiirsadaan inta ayna wicin numberka sadexda ebar (000). Numberkan oo loo yaqaano Triple Zero (000) ayaa waxa uu yahay Numberka Gargaarka Degdega ah ee Qaranka (Australia). Bilayska ayaa ka cabanaya in dadka ay iska soo wacaan iyagoon hubsanin in arinta ay u wacayaan ay tahay xaalad degdega iyo in kale. Warbixintan kala soco xogaha dheeraadka ah.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now

Booliska Australia: Aad uga fiirso inta aadan wicin numberka (000) sadexda ebar. | SBS Somali