Tirada Shiinaha oo markii ugu horaysay mudo 60 sana ah hoos u dhacday.

Source: Getty / Getty Images
Wadanka shiinaha aayaa ah wadanka ugu tirada badan dunida , balse siyaasadaha shiinuhu adeegsadey darteed ayaa tirada shiinuhu hoos u dhacday markii ugu horeysay mudo 60 sana ah.
Share