Tirakoobkii Australia 2021 oo natiijadiisii la shaaciyey.

Census 2021: Auch unsere Bevölkerung ist gewachsen Source: SBS News
Tirakoobkii Australia 2021 ahna kii ugu danbeeyey ayaa la shaaciyey maalintii talaadada aheyd 28/06/2022. Ka dhageyso barnaamijkan arimaha ugu mihimsan ee ay ka mid tahay tirada Soomalida ku dhaqan Australia iyo sida ay ugu kala noolyihiin gobalada wadanka .
Share