A representative image of a Sikh kirpan. Source: SBS
NSW oo iskuulada ka mamnuucday tooray ay diin ahaan u xiran jireen ardayda bulshada haysata diinta Sikh-ga kadib markii arday kale loo isticmaalay tooraydaas in lagu dhufto.