Eedaha waweyn iyo dafiraadaha ayaa wali sii wiiqaya madaxweynenimada Donald Trump. Dafiraadii u danbaysay ayaa la xariirta in Madaxweyne Trump uu ka codsaday madaxii FBI inuu joojiyo baaritaan lagu waday taliyihii hore ee amaanka Michael Flynn.