Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa si lama filaan ah shaqada uga eryay agaasimihii FBI James Comey. Madaxweynaha ayaa ku eedeeyay James Comey inuusan si fiican wax uga qaban fadeexadii Emailadii Hillary Clinton.
Share
LIVE, FREE and EXCLUSIVE
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends