President Donald Trump Truth profile is being displayed on a mobile phone with Truth seen in the background, in this photo illustration. Taken in Brussels, Belgium, On 16 February 2025. (Jonathan Raa / Sipa USA) *** Strictly for editorial news purposes only *** Source: SIPA USA / Jonathan Raa/Jonathan Raa/Sipa USA
Go’aankii uu Donald Trump Aqalka Cad uga joojiyey warbaahinta CNN, MSNBC iyo Politico ayaa dib u huriyey dood ku saabsan xorriyadda saxaafadda ee Maraykanka. Saddexdan warbaahinood ayaa dacwad ka dhan ah maamulka gudbiyey, iyadoo ay shabakadaha waaweyn ee telefishannaduna taageero u muujiyeen.