Britain's new way of sending illegal immigrants to Rwanda Source: SBS SinhalaDalalka U.K iyo Rwanda ayaa kala saxiixday heshiis qaxootiga doonayaha ku yimaada U.K loogu dirayo dalka Rwanda. Qorshahan ayaa waxaa dhaliilay hay'adah u dooda qaxootiga iyo magangalyodoonka.
Dalalka U.K iyo Rwanda ayaa kala saxiixday heshiis qaxootiga doonayaha ku yimaada U.K loogu dirayo dalka Rwanda. Qorshahan ayaa waxaa dhaliilay hay'adah u dooda qaxootiga iyo magangalyodoonka.