SKIP TO MAIN CONTENT

Maraykanka oo xanibaado viso saaray dadka u safra Yemen, Somalia iyo Libiya.

US Visa restrictions
Source: Wikimedia (public domain)

Maraykanka oo xanibaado viso saaray dadka u safra Yemen, Somalia iyo Libiya. Xanibaada cusub ayaa quseeya muwaadiniinta dalalka awal loo ogolaa inay viso la'aan ku galaan Maraykanka. Muwaadiniintaas ayaa hada laga doonayaa inay visa ka codsadaan qunsuliyada Maraykanka hadii ay u safreen Somalia, Yemen ama Libiya.

Published

Updated

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Maraykanka oo xanibaado viso saaray dadka u safra Yemen, Somalia iyo Libiya. Xanibaada cusub ayaa quseeya muwaadiniinta dalalka awal loo ogolaa inay viso la'aan ku galaan Maraykanka. Muwaadiniintaas ayaa hada laga doonayaa inay visa ka codsadaan qunsuliyada Maraykanka hadii ay u safreen Somalia, Yemen ama Libiya.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now