An Uber app on a mobile telephone Source: AAP, EPA / AAP/EPA/WILL OLIVERRakaabka Uber-ka ee guud ahaan Australia, ayaa lagu soo rogey lacag dheeraad ah oo dhan shan senti (5c) halkii kiiloomitirba, laga bilaabo 15-kii April ilaa 8-da bisha Juun. Wax ka ogow sababta.
Published
By Wing Kuang
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS
Skip to podcast episode contentShare this with family and friends
Rakaabka Uber-ka ee guud ahaan Australia, ayaa lagu soo rogey lacag dheeraad ah oo dhan shan senti (5c) halkii kiiloomitirba, laga bilaabo 15-kii April ilaa 8-da bisha Juun. Wax ka ogow sababta.