SKIP TO MAIN CONTENT

Xoghayaha QM oo rajo ka muujiyay Soomaaliya

AAP
AAP Source: AAP

Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres ayaa rajo cusub ka muujiyay in Somaliya noqoto dal xasiloon isagoo ka hadlay shir ka dhacay London. Shirkan oo ay ka qaybgaleen dalal iyo ururo ka badan 40 ayaa ku heshiiyay qorshe cusub oo lagu taageerayo laguna tababarayo ciidanka iyo booliska Soomaaliya.

Published

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres ayaa rajo cusub ka muujiyay in Somaliya noqoto dal xasiloon isagoo ka hadlay shir ka dhacay London. Shirkan oo ay ka qaybgaleen dalal iyo ururo ka badan 40 ayaa ku heshiiyay qorshe cusub oo lagu taageerayo laguna tababarayo ciidanka iyo booliska Soomaaliya.

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now