SKIP TO MAIN CONTENT

QM oo loo ogolaaday inay gaaraan magaalooyin Suuriya ah

AAP
AAP Source: AAP

Dawlada Suuriya ayaa QM u ogolaatay inay galaan 3 magaalo oo Suuriya ah. Magaalooyinkaas ayaa waxaa ka mid ah kuwo ay dadka degan sheegeen in kumaankun qof ay macaluul ugu dhimanayaan. Gargaar binadaanimo ayaa la gaarsiiyay Madaya iyo labo magaalo oo kale.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Dawlada Suuriya ayaa QM u ogolaatay inay galaan 3 magaalo oo Suuriya ah. Magaalooyinkaas ayaa waxaa ka mid ah kuwo ay dadka degan sheegeen in kumaankun qof ay macaluul ugu dhimanayaan. Gargaar binadaanimo ayaa la gaarsiiyay Madaya iyo labo magaalo oo kale.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now