SKIP TO MAIN CONTENT

Maraykanka iyo Australia oo kordhinaya dagaalka IS

SBS BRAND 2011
SBS BRAND 2011 Source: AAP

Madaxweynaha Maraykanka Brack Obama iyo RW Malcolm Turnbull ayaa balanqaaday inay xoojindoonaan iskaashiga si ay u kordhiyaan dagaalka dhanka ka ah IS. Labada hogaamiye ayaa kawadahadlay amniga caalamka, ganacsiga iyo dhaqaalaha aduunka. Waa booqashadii rasmiga ee uu RW Malcolm turnbull ku tago US intuu RW noqday.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Madaxweynaha Maraykanka Brack Obama iyo RW Malcolm Turnbull ayaa balanqaaday inay xoojindoonaan iskaashiga si ay u kordhiyaan dagaalka dhanka ka ah IS. Labada hogaamiye ayaa kawadahadlay amniga caalamka, ganacsiga iyo dhaqaalaha aduunka. Waa booqashadii rasmiga ee uu RW Malcolm turnbull ku tago US intuu RW noqday.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now