Maraykanka ayaa weerar culus ku qaaday xero ay ku tababartaan koox mintidiin ah. Waxaa lagusoo waramay in weerarkan lagu dilay 150 dagaalyanao ka tirsan Al-Shabaab oo ah kooxdan oo xiriir la leh Al-Qaida. Maraykanka ayaa sheegay in mintidiintu ay xerada ka diyaarinayeen weeraro lagu qaado maraykanka iyo ciidanka midowga Africa.