Donald Trump ayaa difaacay shaqo ka carintii agaasimihii FBI
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Madaxweynaha maraykanka Donald Trump ayaa difaacay shaqo ka carintii agaasimihii FBI. Waraysigii u horeeyay ka cayrinta Comey, Mr Trump ayaa ku dooday in FBI ay qsnayd intii James Comey xilka hayay.
Share