SBS BRAND 2011 Source: AAPMadaxweynaha Maraykanka Brack Obama ayaa hagayay xus oo qabtay 5 askar boolis ah oo asbuucii lasoo dhaafay lagu dilay Dallas. 5 Askari ayaa dhintay dhowr kalana way dhaawacmeen markii Micah Johnson uu xabado ku furay booliska xili ay socdeen banaanbaxyo loogasoo horjeedo dilalka boolisku gaystso.
Madaxweynaha Maraykanka Brack Obama ayaa hagayay xus oo qabtay 5 askar boolis ah oo asbuucii lasoo dhaafay lagu dilay Dallas. 5 Askari ayaa dhintay dhowr kalana way dhaawacmeen markii Micah Johnson uu xabado ku furay booliska xili ay socdeen banaanbaxyo loogasoo horjeedo dilalka boolisku gaystso.