Maxkamada sare ee Maraykanka ayaa diiday hindise uu Madaxweyne Brack Obama ugu ogolaan lahaa malaayiin muhaajiriin sharcidaro ah inay dalka degaan kana shaqaystaan. Xukunkan ay kukula qaybsameen xaakumiinta maxkamada ayaa ah kii labaad ee lagu horistaago qorshe madaxweynuhu watay isagoo 7 bilood oo kaliya uga hartay intuu xilka hayo..
Share




