Dawlada Victoria ayaa 5.3 billion ku bixinaysa guryo jaban oo loo dhiso dadka dhaqaalaha yar ee u baahan iyadoo liiska dadka guryahaas sugayaa ay sii kordhayaan.