Victoria oo mamnuucday astaantii Nazi-yiinta
(L) 'Hakencreuz' the symbol of the German Nazi party (R) 'Swastika' the symbol of prosperity and good fortune used by South Asian cultures.
Victoria ayaa noqonaysa gobolkii ugu horeeyay ee Australia oo si rasmi ah u mamnuuca isticmaalka, soo bandhigida, muujinta astaanka Nazigii Jarmalka ee Swastikada loo yaqaan.
Published 24 June 2022 at 5:01pm
Source: SBS
Share