Maxkamada sare ee Victoria ayaa xukuntay in caruurta lagu hayo xabsiyada dadka waaweyn ay sharcidaro tahay.
AAP Source: AAP
Maxkamada sare ee Victoria ayaa xukuntay in caruurta lagu hayo xabsiyada dadka waaweyn ay sharcidaro tahay. Go'aankan ayaa qulqulad galiyay nidaamka xabsiyada dhalinyarta ee Victoria.
Share