Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Dibadbaxyo Rabshado wata oo ka dhacay woqooyiga Melbourne

SBS BRAND 2011

SBS BRAND 2011 Source: AAP

Booliska Melbourne ayaa canbaareeyay dibadbaxyo rabshado wata oo ka dhacay woqooyiga Melbourne. Labo qof ayaa loo xiray rabshadaha. Rabshadaha ayaa u dhexeeyay kooxo kasoo horjeeda qaxootiga iyo kooxo kasoo horjeeda cunsurinimada.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Share this with family and friends

Booliska Melbourne ayaa canbaareeyay dibadbaxyo rabshado wata oo ka dhacay woqooyiga Melbourne. Labo qof ayaa loo xiray rabshadaha. Rabshadaha ayaa u dhexeeyay kooxo kasoo horjeeda qaxootiga iyo kooxo kasoo horjeeda cunsurinimada.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now