Waalidiin ka hadlay dhibatooyinka ka haysta Iskuulada

Source: SBS Somali
Hooyooyin ay caruurtoodu dhigtaan dugsiga hoose ee Debney Meadows oo ku yaal xaafada Flemington ayaa ka waramay dhibaatooyinka ka haysta arimaha wax barashada caruurtooda. Kulankan waxaa soo qaban qaabiyay Fardowsa Omar oo dhawaan ku biirtay iskuulka lana shaqyndoonta waalidiinta iyo maamulka iskuulka.
Share