Cudurka Stroogu (Stroke ) waa cudur da'a kasta qabta, wuxuuna leeyaha astaamo lagu garto. Khubarada caafimaadku Australia ayaa ku talinayo in loo soo jeedo cudurkan, astaamihiisana lagu baraarugsanaad.