War-saxafadeed looga hadlay wiilal lagu dilay Melbourne
War-saxafadeed looga hadlay wiilal lagu dilay Melbourne

Gudoomiyaha ururka East African Women's Foundation oo war-saxaafadeed ka soo saartay dilka labo wiil.
War-saxaafadeed laga soo saaray dhimashada labo wiil oo Soomaali ah ayaa lagu yiri waa in si degdeg ah wax looga qabto arintan.
Share