Wararka SBS Somali Arbaco 16 Sebtember

Source: AAP
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo diiwaan galisay 42 kays oo COVID-19 ah. Dadaal lagu doonayo in dadka Australianka ah ee dalka dibadiisa ku xaniban loo fududeeyo inay dalka ku soo noqdaan.
Share