Wararka SBS Somali Arbaco 19 Janaayo

Warka Arbaco -20 April 2022 Source: SBS Somali
Wararka maanta waxaa ka mid ah: RW Scott Morrison oo sheegay inuusan la hadlin madaxweynaha xilka ka degaya ee Maraykanka Donald Trump. Caalamka oo ugu baaqay Ruushka inuu sii daayo hogaamiyaha mucaaradka ah ee dhawaan la xiray.
Share